Sawirro: Laba Wasiir oo Muslin ah oo markii ugu horraysay ka mid noqday golaha wasiirada dalka ….

Dalka Australia dhawwaan waxaa ka dhacday doorasho guul weyn ka gaareen Xisbiga shaqaalaha ee dalkaasi, waxaana doorashada kadib lagu dhawaaqay golaha cusub ee wasiiradda oo markii ugu horeesay kamid noqdeen dad muslimiin ah. Golaha cusub ee wasiirada ee dalka Australia ee la magacaabay lana dhaariyay waxaa kamid noqday labo xubnood oo muslimiin ah, waxaana wasiiradan … Continue reading Sawirro: Laba Wasiir oo Muslin ah oo markii ugu horraysay ka mid noqday golaha wasiirada dalka ….